Sheekh 26. March 2017 (SDN/QJ):- Ka Hor intii aan Lagu Dhawaaqin Gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland 18 Bishii May Sannadkii 1991kii Waxaa Shirar Nabadayn ah lagu qabtay degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil.
Shirarkii Lagu Dhisay Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Xarunta Degmada Sheekh DAAWO
