Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Shir Gudoomiyey Kulan lagu Soo Bandhigayay Gabo gabada Qorshaha Horumarinta qaranka ee Muddada Shanta sanno ee soo Socota
Madaxweyne Ku Xigeenka oo Shir Gudoomiyey Kulanka Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 5 Sanno ee Soo Socda DAAWO
