Hargaysa 18. April 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooynka Qaranka oo ay Weheliyaan Wakiiladda Sadexda Xisbi Qaran ayaa Si rasmi ah ugu Dhawaaqay in Gobolada Awdal,Saaxil Iyo 12 Degmo oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag ay Ka Bilaabmi doonto Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha oo Loo Asteeyay 29 Bishan April.
https://www.youtube.com/watch?v=B2I8tTGjUKo
