Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Marba Marka ka danbaysa sii Xoogaysanaysa Xaalada abaareed ee Ka Taagan Deegaamadda Somaliland Khaasatan Gobolada bari, Xili aanay Weli si fiican u Curan Raxmaadkii eebbe Isla Markaana ay Bulshada ugu darsantay Sicir barar Xoogan oo Wax ka qabashadiisu Weli laalan tahay.
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida oo Ka Dayriyey Xaalada abaareed ee Gobolada Bari Iyo Sicir bararka loo Maaro La’ Yahay DAAWO
