|

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Xilkii u Kala Wareejiyey Isuduwaha Cusub ee Wasaaradda Biyaha ee Gobolkaas Iyo Isuduwihii Hore DAAWO

Laascaanood 24. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir oo uu Weheliyo Duqa Magaaladda Laascaanood ayaa Xilkii u Kala Wareejiyey Isuduwaha Cusub ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha ee dhawaan loo Magacaabay Gobolka Sool iyo Isu duwihii hore ee Wasaaradaasi.

Comments are closed