Boorama 29. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay Hanaanka ay ku bilaabantay Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Gobolka Awdal.
Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan oo Dhaliilay Siyaasadda Sadexda Xisbi Qaran oo uu Ku Sheegay Kuwo aan Hufnayn Shacabkuna aanay Garanayn Wax ay Kala Doortaan DAAWO
