Hargaysa 29. May 2017 (SDN/QJ):- Weriya Caanka ah ee CabdiSalaan Ibraahin Hereri oo ka soo Shaqeeyay Idaacadaha Bbc iyo Voa haatana ka hawl gala Telefishanka Universal ayaa ka hadlay Waraysiyadii ugu Adkaa ee soo Mara mudadii uu Warbaahinta ku dhex Jiray.
https://www.youtube.com/watch?v=75jb2ADyz8k
