Moscow 12. June 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah dalalka Qaarada Yurub ugu tunka weyn ayaa waxaa laga dhisay Masaajid dhoor dabaq ah kaas oo noqday Masjidka ugu Quruxda badan Qaarada Yurub uguna weyn .
Masjid-kaan ayaa waxaa laga hirgaliyay magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka , waxaana xafladii furitaankiisa ka soo qeeyb galay madaxda Dunida Islaamka kuwaas oo si weyn ugu farxay .
https://www.youtube.com/watch?v=-Lc7Bw3NEsQ
