Masjid Weyn Aadna U Qurux Badan Oo Laga Dhisay Dalka Yurub ku Yaala iyo Madax ka Qeyb Gashay DAAWO

Moscow 12. June 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah dalalka Qaarada Yurub ugu tunka weyn ayaa waxaa laga dhisay Masaajid dhoor dabaq ah kaas oo noqday Masjidka ugu Quruxda badan Qaarada Yurub uguna weyn .

 

 

Masjid-kaan ayaa waxaa laga hirgaliyay magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka , waxaana xafladii furitaankiisa ka soo qeeyb galay madaxda Dunida Islaamka kuwaas oo si weyn ugu farxay .

https://www.youtube.com/watch?v=-Lc7Bw3NEsQ