‘’Nin Kii Iga Horeeyey Waxa Uu Ahaa Nin Shaqada Xisbiga Aqoon Oo Fadhida ah “Gudomiye Xigenka 2aad ee Waddani DAAWO

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Saleebaan Xaaji Jaamac oo Loo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Xisbiga Waddani yaa ka mahad-celiyey xilkaas loo magacaabay, waxaana uu dhaliilahii ugu adkaa uu dul-dhigay guddoomiey ku xigeenkii hore ee Xisbigaasi oo uu sheegay in uu ahaa shakhsi aan karti badan u lahayn xilka wakhtigaas loo magacaabay.