Dubai 14. June 2017 (SDN/QJ):- Maxamuud al-Mabxuux, oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Xamaas, waxa meydkisii laga helay bishii Kowaad ee Sannadkii 2010 hudheel ku yaal Dubai oo uu degenaa.
Waxaa Markii danbe Qalabka Warbaahinta aad Loogu faafiyey Macluumaad ku wajahan Cida Dishay Mas’uulkan Waxaana la Sheegay inay Shirqool u Maleegeen Sirdoonka Israel ee Mosad.
https://www.youtube.com/watch?v=XZ-t-padWVY
