Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Ka Hadasha Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Mudooyinkii U Danbeyey U Tahriibayey Ee Lagu Haysto Saxaraha Wadanka Libiiya Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland.
“Fariinta Aan Maanta Diiraynaa Waa Fariin Cad Oo Dadka Caqliga Leh Garanayaan Dalkaaga Isga Oo Aan Dhibaato Ku Qabin In Aad Ka Cararto Oo Aad Beegsato Badaa Iyo Magafaaha Iyo Mashaakilkasi Waa Arin Aan Fiicnayn
Waa Arin Ay Diintu Xarintay Waxaa Weeyey Waxaynu Nahay Dad Muslima Ilahay In U Aduunyada Iyo Aakhiraba Ina Abaalmarinyao Markaa Qofka Muslimka Ee Dhalinyarada Wixi La Yidhaado Diintadu Ma Ogola Waan In U Ka Jooga
Hadii U Qofku Akhiradisab Haligo Oo U Naar Ku Tallo Galo Waa Mishkilad Markaa Maanta Magafe Maanta In U Adiga Oo Wax Walba Haysta In U Saa Kuu Gallo Waa Nasiib Daro
Maanta Waxaan Joogna Dalkeeni Oo Nabada Waxaynu Tabanayo Isaga Ayaan Ka Soo Saari Karnaa Waxaa Weeyey Tacabkeena Iyo Kartideena Waan In Aan Dalkeena Gelinaa
Dadka Reer Somaliland Ee Awooda Gacanta Ku Haya Ama Xilka Haya Ama Xoolaha Haya Waa In Ay Iska Kaashadan Oo Qorshe Cad Laga Sameeyey Tahriibkan Ku Soo Badanaya Dalka
Oo Dhalinyarada Loo Dadaaalo Oo Xil La Iska Saaro Anagan Barnaamijkayaga Ayey Ku Jirtay Ka Xisbiga Kulmiyena Way Ki Jirtaa Xukuumadu Waxyaalaha Ay Gacanta Ku Hayso Waa Ka Mid Anagana Waan Ku Dadaalaynaa Laaki Maanta Waxaan U Tahriibi Kartaan Ma Jiro Dalal badan Oo Somaliland La Mida Oo Ka Waawayn Ayaa Fursadaha Dalkan Ka Jira Maanta Haysan Oo Doonaya In Ay Maal Gashadan Dalkeena.

