Riyadh 23. June 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijkan waxaynu ku soo qaadanaynaa Saamaynta Inqilaabka lagu sameeyey dhaxalsugihii boqortooyada sucuudigu ku leeyahay Gudaha boqortooyadaas, Dalka Qatar iyo Gobolka Khaliijka.
https://www.youtube.com/watch?v=HwFapWmjkPY
