Saylac 23. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Salal Md, Axmed Maxamed Xaashi oo ay wehelinayaan taliye ku xigeenada ciidanka booliska iyo ciidanka mulatariga ee Bariislay ayaa kormeer ku tagay deegaano kamid ah gobolkaasi, oo maalmihii u dambeeyey diyaarado aan haybtooda la garanayn rasaas ku garaacayeen.
https://www.youtube.com/watch?v=_HyJTh2WoKs
