Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dibada Ka Jooga Wada Hadaladii u Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland,Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid Iyo Kooxda Khaatumo ayaa ka hadlay Sida ay u arkaan Heshiiska hor dhaca ah ee ay Wada gaadheen Somaliland Iyo Khaatumo
https://www.youtube.com/watch?v=cHV3u6lDVVs
