|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ummada Somaliland u Diray Hambalyo Ku Saabsan Munaasibada Ciidul Fidri DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Hambalyo u diray Shacabka Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka Meel kasta oo ay Joogaan Munaasibada Ciidul Fidri awgeed.

Comments are closed