Mosul 25. June 2017 (SDN/QJ):- Dagaalahanada Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalamaya waqooyiga dalka Ciraaq iyo nawaagixa magaalada Mossul ayaa waxa ay bilaabeen kaarto cusub kuwaas oo Kaamero ku soo rakibtay Diyaarado Macmal ah .
Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa gacanta ku soo dhigay Diyaarado ay Kaamero ku rakiban yihiin kuwaas oo wax u basaasi jiray ururka Daacish .
Diyaaradahaan oo Drones ah ayaa kooxda Daacish waxeey u adeegsataa inay ku ogaadaan tirada ciidamada iyo Tiknikada ku soo wajahan , waxeeyna mararka qaar ku soo rakibaan Qaraxyo .
https://www.youtube.com/watch?v=Vvf0CNG5CFM
