|

Halkee Buu Salaada Ciida Ku Tukaanaya Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo? DAAWO

Dubai 25. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaan Sannadkan Shacabka Somaliland Sannadkan Kala Qayb galayn Tukashada Salaada Ciidul Fidri Maadaama uu Safar gaar ah ku Joogo Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta.

Comments are closed