Washington 18. July 2017 (SDN/QJ):- Nin Tuug ah oo talada ka xumaatay ayaa isku dayay in uu gawaari fara badan ku baxsado ka dib markii uu soo dhacay Bangi balse waxaa Ninkaan dusha sare ka duubeysay Diyaarad Helikoptar ah oo ay wateen ciidamada Booliiska .
Ninkaan baxsadka ah oo dhoor Km la bursanayay ayaa intii uu baxsanayay waxa uu gawaari kala duwan ka sii dhacay dad Shacab ah kaas oo qal qal xoogan abuuray , waxaana ugu dambeyntii lagu suuxiyay Bistoolad Gaas ah .
https://www.youtube.com/watch?v=DIMiTZygr4U

