Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay magaalo xeebeedka Berbera wuxuuna Madaxweyne ku xigeenku xadhiga ka jaray Baan Iyo Hotel uu hirgaliyey Ganacsadaha Maxamed Siciid (Dahabshiil) Waxaa Kale oo Madaxweyne Ku Xigeenku Kormeer ku Soo Maray Xarunta Ciidamadda Badda ee Berbera.
Xoolaha Somaliland oo Moosinka Xajka ee Sannadkan Sucuudiga la Gaynayo & Dhismayaal uu Madaxweyne Ku Xigeenku Xadhiga ka Jaray DAAWO
