Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Guddida anshaxa Kaadh Qaadashadda Iyo Wakiiladda Sadexda Xisbi qaran ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Komiishanka waxay ku Sheegeen in labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ay ka sameeyeen Gobolka Togdheer ficilo ka dhan ah Xeerkii anshaxa Kaadh qaadashada ee ay Sida wada Jirka ah ugu Heshiiyeen.
Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Daboolka Ka Qaaday in Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani ay Jebiyeen Kuna Gefeen Heshiiskii Anshaxa Kaadh Qaybinta DAAWO
