Gudoomiye Faysal oo Ka Hadlay Dad uu Ku Sifeeyay inay Carqaladaynayaan Hawsha Kaadh qaybinta Mar Kalena Fariin u diray Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Kaadhkiisa Codbixinta ka qaatay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha ee Caasimadda Hargaysa.

https://www.youtube.com/watch?v=vr8fvZSPLrY&feature=youtu.be