Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Xoolaha Somaliland ayaa Hawlgal balaadhan oo Talaalka Xoolaha ah waxay ka fulisay Goboladda iyo Degmooyinka dalka.
Hawlgalkaas ayaa ku saabsanaa sidii xoolihii ka soo doogay abaartii ba’nayd ee dalka soo martay loo hubin lahaa caafimaadkooda.
