Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka musdanbeedka abwaaniinta Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta muranka badan dhalisay ee gudoomiyenimada kursiga golaha wakiilada Somalilland waxaanay ugu baaqeen Xildhibaanada labada dhinac inay u tudhaan dalkooda iyo dadkooda.
Ururkan musdanbeedka abwaaninta Somaliland waxaa ay sidan ka sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta dhaqanka ee magaalada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=mqkQNK67zic
