|

“Mar Waanu Naxney, Marna Waanu Faraxnay, Mar Saddexaadna Waanu..” Ururka Musdanbeedka Abwaaninta Somaliland DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka musdanbeedka abwaaniinta Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta muranka badan dhalisay ee gudoomiyenimada kursiga golaha wakiilada Somalilland waxaanay  ugu baaqeen Xildhibaanada labada dhinac inay u tudhaan dalkooda iyo dadkooda.

Ururkan musdanbeedka abwaaninta Somaliland waxaa ay sidan ka sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta dhaqanka ee magaalada Hargeysa.

Comments are closed