|

Ogaysiis: Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran Iyo taagero logu muujinayo xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London

Ogaysiis Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran oo taagero logu muujinayo Xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London iyoTageerida Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka oo lagu taageri doono kulaankaas oo ka dhaci doona lounge Royale 1chignell place west ealing w13 0TJ 09/09/17 7PM waxana ka soo qayb gali doona tagerayaal ka soo jeeda deeganada Sool iyo Buuhodle ,Sanaag oo cududooda ku muujinaya xisbiga ucid iyo tageerida geesiga Baashe Cali Jamac oo la filaayo inuu noqdo Musharaxa Madaxwayne ku xigeen ee xisbiga Ucid.

Adreska:lounge Royale 1chignell place west ealing w13 0TJ

Taarikhda ;09/09/17 7PM

 

Comments are closed