Hargaysa 19. September 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyihii Gobolka Hawd ayaa Maanta Waxa uu Shaaciyey inuu si rasmi ah Xilkii Gudoomiyaha Gobolkaasi isaga Casilay kadib duruufo badan oo adag oo ka hor yimid awgeed.
Sababaha Keenay inuu Gudoomiyaha Gobolka Hawd uu Maanta Isaga Casilay Xil hayntii Gudoomiye-nimo ee Gobolkaas DAAWO
