Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Mudadii xilhaynta Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Gabaabsi ah Waxaa Muuqda dhulkii danta guud iyo dhismayaal ay dawladu lahayd oo lagu wareejiyey dad gaar ah.
Looma Ooyaan iyo Boobka Baahsan ee Lagu Hayo Danta Guud Siiba Dhulka Somaliland,Muuqaalo Xaqiiqda ku qotoma & Su’aalo Cidii Cadayn lahayd la La’a Yahay!! DAAWO
