|

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani Fariin adag oo Digniin ah u Diray DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Fariin digniin ah waxa uu u Diray Labada Xisbi Qaran ee Kulmiye Iyo Waddani.

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxda sare ee Labadaas Xisbi ku booriyey inay u hogaansamamaan Sharciga dalka u Yaala,hadalka Gudoomiyaha ayaa u Muuqda mid uu ku sii adkaynayo Doorashada Somaliland ka qabsoomi doonta 13-ka Bisha November ee Sannadkan oo Walaac badan laga qabo.

Comments are closed