Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Hay’ada shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa lagu wareejiyey 8 gaadhi oo Baanka Aduunku ugu deeqay.
Gaadiidkan ayaa lagu qaban doonaa tirinta iyo tayaysiinta Shaqaalaha dawlada Sida uu Sheegay Gudoomiyaha Hay’adaasi.

