Hargaysa 03. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa soo bandhigay Buuga Barnaamij Siyaasadeedka uu ku Gelayo Doorashadda Madaxtooyadda ee ku astaysan 13-ka bisha November ee Sannadkan.
Nuxurka Khudbaadii Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyey Munasbadii Lagu Soo Bandhigayay Buug Siyaasdeedka Xisbiga.
https://www.youtube.com/watch?v=Rg-RUMBMxPE
