Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Laba ka mid ah Beelaha Gobolka Hawd ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye aanu Wax Cod ah beel ahaan u hayn Iyagoo cadeeyay inay Taageero mug leh siinayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
https://www.youtube.com/watch?v=E1m-0BwwjSk
