|

Laba Beelood oo dega Gobolka Hawd oo Qodobo adag oo Saamayn ku leh Xisbiga Kulmiye soo saaray DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Laba ka mid ah Beelaha Gobolka Hawd ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye aanu Wax Cod ah beel ahaan u hayn Iyagoo cadeeyay inay Taageero mug leh siinayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Comments are closed