Hargaysa 03 November 2017 (SDN/QJ):-Madaxwayne Ku Xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu Asxaabta Qaranka ee ku loo lamaya Talada Dalka Iyo Guud ahaanba Shacabka Somaliland uu u soo jeediyay in la ilaaliyo wixii doca docaynaya nabada iyo xasiloonida uu ku caana maalay Qaranka Somaliland,Waxaana uu sheegay in Asxaabtu Tartan nadiifa ay bulshada u soo bandhigaan oo ay ka madhan tahay erayada xanafta lihi.
https://www.youtube.com/watch?v=9cNyUKhnII4
