Ceerigaabo 03 November 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha iyo Jamaahiirta aaminsan Siyaasadda Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Wareegii 5aad ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda Waxay isugu soo baxeen Magaaladda Ceerigaabo iyo Deegaanada Kala duwan ee Gobolka Sanaag Koobsado.
Wareegii Shanaad ee Kaltanka Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda & Dareenka Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sanaag Gaar ahaan Ceerigaabo DAAWO
