Berbera 04 November 2017 (SDN/QJ):-Murashax ku xigeenka Madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr: Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale ayaa taageerayaasha xisbigaasi kala qayb galay isu soo ololaha doorashada oo lagu qabtay fagaaraha 26-June amagaalo xeebeedka Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=sclnmMzXh9U
