Burco 05 November 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi ayaa Mahadnaq u diray Shacabka ku dhaqan Goboladda Sool iyo Saraar oo ay Maalintii Shalay Socdaal la Xidhiidha Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku tageen Isla Markaana si balaadhan loogu soo dhaweeyay.
Murashax C.raxmaan Cirro oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhawayntii uu Kala Kulmay Shacaba Gobolada Sool Iyo Saraar Iyo Fariinta ay Muujiyeen DAAWO
