Hargaysa 14 November 2017 (SDN/QJ):-Drs Edna Aadan Ismaaciil Wakiilka gaarka ah ee Wada hadaladda Somaliland Iyo Somalia oo Maanta Saxaafadda la hadashay ayaa sheegtay in laga feejignaado Wax kasta oo wax u dhimi kara Doorashadii quruxda badnayd ee geyiga Somaliland shalay ka qabsoontay.
https://www.youtube.com/watch?v=k01no9fvUHY
