Drs Edna Aadan oo Fariin Waxtar leh Leh u Jeedisay Shacabka Somaliland Kuna Boorisay in Sidii Quruxda Badnayd ee Doorashaddii Shalay u Qabsoontay laga Taxadiro Wixii Nusqaan ku Keeni kara DAAWO

Hargaysa 14 November  2017 (SDN/QJ):-Drs Edna Aadan Ismaaciil Wakiilka gaarka ah ee Wada hadaladda Somaliland Iyo Somalia oo Maanta Saxaafadda la hadashay ayaa sheegtay in laga feejignaado Wax kasta oo wax u dhimi kara Doorashadii quruxda badnayd ee geyiga Somaliland shalay ka qabsoontay.

https://www.youtube.com/watch?v=k01no9fvUHY