Muqdisho 14 November 2017 (SDN/QJ):-Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa Waxay ka Hadleen Doorashadii Madaxtooyadda ee Geyiga Somaliland ka Dhacday Maalintii Shalay ee Taariikhdu ahayd 13-ka Bisha November Waxayna Sheegeen in Somaliland ay ka Muuqato Bisayl iyo Qaangaadhnimo Ku dayasho Mudan.
”Somaliland Waxay Samaysay Bisayl Iyo Qaangaadhnimo Dhanka Dimuquraadiyadda ah Maadaama ay ka Dhacday Doorashadii Madaxtooyadda” Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dawlada Federaalka Somalia DAAWO
