Muqdisho 05. December 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Ciidamada ee Soomaliya ayaa Xukuno dil iyo xabsi madaxaa ha ku furto ah ku riday eedaysanayaal loo haystay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab , waxaana madaxkamaddu sheegtay in ay ka dambeeyeen qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamadda Somalia oo Xukuno Dil,Xabsi Iyo Madaxaa Ha ku furto ku riday eedaysanayaal lala Xidhiidhinayo Al Shabaab DAAWO
