|

Maxkamadda Ciidamadda Somalia oo Xukuno Dil,Xabsi Iyo Madaxaa Ha ku furto ku riday eedaysanayaal lala Xidhiidhinayo Al Shabaab DAAWO

Muqdisho  05. December 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Ciidamada ee Soomaliya ayaa Xukuno dil iyo xabsi madaxaa ha ku furto ah ku riday eedaysanayaal loo haystay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab , waxaana madaxkamaddu sheegtay in ay ka dambeeyeen qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Comments are closed