Berbera 05. December 2017 (SDN/QJ):-Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi-Shakuur Maxamud Xasan Cidin ayaa Waxba kama Jiraan ku tilmaamay Warar sheegaya in dawlada hoose ee berbera ay sifo sharciga baalmarsan u bixisay dhul danguud ah Waxa kale oo Maayarku Wacad ku maray in aanay ka hadhayn Weriyeyaasha faafiyay warkaas lana tiigsan doonaan Maxkamad.
https://www.youtube.com/watch?v=Bnftw9pFPJ8&feature=youtu.be
