Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Cabdishakuur Siciid waxa uu la dhashay fannaanka Maxamed BK Waa Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaaladda hargaysa waxa uu ka hadlay jacayl uu u qabo Fanka soomaalida oo ku ajburay inuu soo wada galo suugaanta soomaalida.
https://www.youtube.com/watch?v=h1PbP1yvZ80
