|

”Sida Wanaagsan ee Quruxda badan ee Doorashadda aad u gasheen ayuu Caalamka oo Dhami u Riyaaqay inaad Tihiin Tusaale Dimuquraadiyadeed oo Gobolk Geeska Africa ah” Wasiirka Gaadiidka Dawladda Federaalka Itoobiya DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka ee dawladda Federaalka Itoobiya oo hogaaminayay Wefti maanta ka socday dalka Itoobiya oo ka qayb galay munaasibada caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa sheegay in doorashadii madaxtooyo ee Somaliland ka dhacday ayaa soo jiidatay dareenka bulshada caalamka oo u riyaaqday sidii wanaagsanayd ee doorashadu u dhacday iyo hanaanka quruxda badan ee xilalka la isugu wareejinayo.

Comments are closed