|

Fannaanka Nimcaan C.raxmaan Hilaac oo Maanta si Diiran loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Boorama & Maqnaanshihiisii oo uu ka Hadlay DAAWO

Boorama 13. December 2017 (SDN/QJ):-Fannaanka  Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan ”Hillaac” ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Iyadoo Fannaan Nimcaan hilaac uu Boorama kaga yimid dhanka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Fannaan Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa Sannadkii u danbeeyay Ku Sugnaa Meelo ka mid ah Somalia, Sudan,Nairobi Iyo Magaalooyin kale oo ku yaala bariga Africa.

Comments are closed