|

Sheekh Dabcasar oo Maanta Booqasho ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ‘’Aar Muuse Biixi ii Geeya’’ DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Cabdiraxmaan Dabcasar oo ka mid ah Soomaalida ku nool waddamadda qurbaha ayaa maanta socdaal ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaanu ka sheekeeyay Ujeeddada safarkiisa.

Comments are closed