Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Hanti dhawrihii Hore ee Qaranka Siciid Saleebaan Mire oo Maanta xilkii ku Wareejiyey Hanti dhawraha Cusub ee Qaranka ayaa Sheegay in Gaadiid ay leedahay dawladu lala baxsaday Kuwaas oo qaarkood ay dib ugu wareejiyeen hay’adihii dawlada ee lahaa halka ay ciidankuna dhawr gaadhi gacanta ku hayaan Waxaanu intaas ku daray inay Maqan yihiin Lix Baabuur.
https://www.youtube.com/watch?v=bV7AWjY_21A&feature=youtu.be
