|

‘’Waxaa Jirta Gaadiid dawladu lahayd oo lala Baxsaday Qaar Waxaanu ku Wareejinay Hay’adihii lahaa,Qaar Booliska ayaa Gacanta Ku hayaa Laakiin Lix Baabuur ayaa Maqan’’ Hanti dhawrihii Guud ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Hanti dhawrihii Hore ee Qaranka Siciid Saleebaan Mire oo Maanta xilkii ku Wareejiyey Hanti dhawraha Cusub ee Qaranka ayaa Sheegay in Gaadiid ay leedahay dawladu lala baxsaday Kuwaas oo qaarkood ay dib ugu wareejiyeen hay’adihii dawlada ee lahaa halka ay ciidankuna dhawr gaadhi gacanta ku hayaan Waxaanu intaas ku daray inay Maqan yihiin Lix Baabuur.

Comments are closed