Berbera 01. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka kormeer kusoo maray dekedda magaaladda Berbera oo qalab cusub lagu soo kordhiyay iyo mashaariic ay dawladda hoose ee degmadaasi hirgalisay.
https://www.youtube.com/watch?v=hwICTnur_kM
